Ciidamo ka tirsan NISA oo caawa weeraray xarun Telefishin oo ku taalla Muqdisho

Ciidamo la sheegay iney ka tirsan kuwa Nabad sugida Somalia ayaa la sheegay iney caawa galeen xarunta Telefishinka Somali Cable ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in ciidamadu markii ay galeen xarunta ay jirdileen weriye iyo kaamerman ka tirsan shaqaalaha telefishinka sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay maamulka Telefishinka Somali Cable. “Caawa Abaare 9:00 … Continue reading Ciidamo ka tirsan NISA oo caawa weeraray xarun Telefishin oo ku taalla Muqdisho